Goob laga qodi jiray Macdanta oo si lama filaan ah isugu bedeshay Goob Dalxiis (Sawirro)

Goob macdanta laga qodi jiray oo kutaala duleedka magaalada Abuja ee caasimada dalka Nageria ayaa isku bedeshay goob dalxiis ay maalin walbo tagaan dad badan oo doonaya in waqti nasiino kusoo qaataan. Dalxiisayaal u badan dhalinyaro ayaa taga waqti qurux badana kusoo qaata goobtan oo lagu magacaabo Crushed Rock, waxa ayna goobtan hada indhaha dad … Continue reading Goob laga qodi jiray Macdanta oo si lama filaan ah isugu bedeshay Goob Dalxiis (Sawirro)